Ciidamo lagu xoojinayo amniga Muqdisho oo Tababar loo soo xiray (Daawo Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS)، mudane Xasan Cali Khayre, ayaa munaasabad maanta lagu qabtay xarunta tababarka ciidanka booliiska ee General Kaahiye waxa uu tababar ugu soo xiray 1,400 ciidamo booliis ah oo kamid ah 3,000 oo askari oo loogu tala galay fulinta qorshaha sugidda amniga caasimadda dalka. Ciidamada tababarka loo soo xiray oo laga … Continue reading Ciidamo lagu xoojinayo amniga Muqdisho oo Tababar loo soo xiray (Daawo Sawirro)